Labo Musharax midkood oo loo saadaalinayo in Madaxweyne ka noqdo maamulka Galmudug 

Waxaa dhawaan la filayaa magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug in lagu soo dhiso Baarlamaankii labaad ee Maamulka Galmudug yeesho, Baarlamaanka ayaa iyana laga filayaa in ay soo doortaan Gudoon iyo Madaxweyne. Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug waxaa isku soo sharaxay dhowr Musharax oo isugu jira kuwa saameyn badan siyaasada xiligan ku dhax leh iyo kuwa … Continue reading Labo Musharax midkood oo loo saadaalinayo in Madaxweyne ka noqdo maamulka Galmudug